Goobjoog

Shirkadaha Dahabshiil oo Buundo ka Dhisay Magaalada Burco

Guddoomiyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Saciid Ducaale ayaa si rasmi ah xadhiga u ga jaray buundoay shirkaddu ka hirgalisay Burco.

Shirkadaha Dahabshiil oo Buundo ka Dhisay Magaalada Burco

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments