Akhriso Nuqulka kamadanbeysta ah ee Cutubyada Ee Dastuurka ee Waxkabedelka Lagu Smaeeyay iyo Sabtida oo La Ansixinayo
Sheeko:Arrimaha Dastuurka
Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa maanta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ka hor akhriyay nuqulka kamadambeysta ah ee dib u eegista lagu sameeyay Cutubyada 1-aad -4-aad ee Dastuurka, waxaana lagu ballamay in maalinta sabtida ah loo qaado codka ansixinta ah.
Halkaan ka akhriso
https://sonna.so/so/wp-content/uploads/2024/03/Soojeedinta-Nuqulka-Kama-Dambayst-ah-28.3.2024-1.pdf