Goobjoog

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Furay Shir Ku Saabsan Garsoorka Dalka

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Faarax ayaa Furay shir ku saabsan Garsoorka dalka oo ay isugu yimaadeen bahda Garsoorka, Xeer ilaalinta, iyo saraakiisha ciidanka boolisku.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Furay Shir Ku Saabsan Garsoorka Dalka

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashe Yuusuf Faarax ayaa
Furay shir ku saabsan Garsoorka dalka oo ay isugu yimaadeen bahda Garsoorka, Xeer ilaalinta, iyo saraakiisha ciidanka boolisku.

Shirkan ayaa looga hadlayaa dardar-gelinta wada-shaqaynta iyo xoojinta xariirka ka dhexeeya hay’adaha Garsoorka iyo laamaha nabad-galyada dalka, gaar ahaan Booliska.

Garsoorka dalka oo kamid ah waaxaha ugu muhiimsan dowladnimada ayaa hadda ku jira hannaan dib u kabasho ah, ayadoo madax-bannaanidiisa iyo hufnaantiisu ay soo xoogaysanayaan.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments