Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax miino uu Maanta ka dhacay duleedka Magaalada.
Qaraxa miino waxaa ku geeriyoodey Taliyahii Guutada 8-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Maxamed Nuur Mad-Dheere iyo ciidamo kale la socday.
Sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Qaraxa ayaa haleelay gaari ciidan oo uu saarnaa taliyaha.




From the comments