Qarax ayaa Goor dhow ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo Ka soo horjeedda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha degmada Boondheere.
Qarax waxaa uu dhacay Xilli dad badan oo daawanaayay ciyaaraha ay sugnaayeen Maqaayada.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa iyadoo wararka ay sheegayaan in uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa halka wararka kalena ay sheegayaan in gaari loo adeegsaday.




From the comments