Maxamed Cabdi Bile oo ka mid ahaa dhalinyarada magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac ay u geysatay haweenay gudaha Suuqa Boosaaso.
Haweeneyda dilka geysatay oo wadatay Toorey ayaa la sheegay in wiilka dhintay uu qabay Gabadh ay dhashay, islamarkaana ay aheyd Sodohdiisa.
Falka ayaa la sheegay in uu dhacay xilli uu taagnaa khilaaf u dhaxeeyay wiilka iyo Sodohdiisa.




From the comments