Gudoomiyaha golaha aqalka sare oo kulan la yeeshay Danjiraha dalka Shiinaha
Guddoomiyaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Yu Wang.
Guddoomiyaha iyo Danjiraha ayaa kawada hadlay xiriirka soo-jireenka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha iyo sidii loo sii adkayn lahaa xiriirkaas ka wada dhexeeya labada dowladood.




From the comments