U bood dhigaalka

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Sebteembar 28, 2024

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayada Geel doox oo ku taala Dhabarka danbe ee Guriga Hooyooyinka.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa laga wada maqlay inta badan degmooyinka gobolka Benaadir.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa mid xooggan.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo nooca qaraxa.

Wixii kusoo kordha kala soco Goobjoognews.com