Goobjoog

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaan Maanta Kormeerey Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa Warbixin ka dhageystey  Saraakiisha laanta Dhexe ee ilaalin Canshuuraha ayagoona ugu warbixiyey shaqada ilaalinta canshuuraha

Taliyaha ayaa saraakiisha ku dardaarmay in Bulshada loogu adeego si dhaw lana ilaaliyo Habraaca Canshuur Qaadis, Taliyaha ayaa  amray in aan la arki karin askari sifo sharci daro ah lacag ugu qaadan kara Bulshada  Askarigii lagu arkana talaaba sharci ah laga qaadi doono.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments