Goobjoog

Ra’iisul wasaare ku xegeenka koobaad ee XFS oo gaaray dalka Burundi

Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo metelaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.

Ujeedada socdaalkiisa ayaa ah ka qeyb-galka Shir-Madaxeedka 23-aad ee dalalka ku mideysan Ururka COMESA ee Bariga iyo Koonfurta Afrika, oo lagu qabanayo magaapada Bujumbura.

Shirkan oo berri furmaya ayaa diiradda lagu saari doonaa ajandayaasha mudnaanta u leh dalalka ku midaysan suuqan, kuwaas oo ay ka mid yihiin istiraatiijiyadaha amniga iyo nabadda, isbeddelka cimilada, is-dhexgalka dhaqaalaha, iyo horumarka waara.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments