Dambi baarayaasha Kenya ayaa maanta ku guuleystay qabashada Hashim Dagane Muhumed kadib baaritaan dheer oo ku saabsan dilalka naxdinta leh ee loo geystay hooyo, gabadheeda, iyo gabadh ay habar u ahayd oo 12-jir ahayd.
Falkaas murugada leh wuxuu sababay in si dhab ah loogu dhaqaaqo baadi-goobka tuhmanaha.
Hashim Muhumed ayaa hadda ku jira xabsiga booliska, waxaana lagu samaynayaa baaritaan iyo habraacyada looga baahan yahay kahor inta aan la soo taagin maxkamadda.




From the comments