Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Gudiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Axmed Madoobe uu helay 55 cod, taas oo ka dhigan in uu cod aqlabiyad ah ku guulaystay.
Doorashadan oo ah tii saddexaad ee uu ku guulaysto Axmed Madoobe.




From the comments