Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xasan Nuur Cabdi u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Badhaadhe.
Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay magaalada Raaskambooni, oo hoos timaada degmada Badhaadhe, lagu daabulay boqolaal askari oo ka tirsan ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa doonaya in uu ka hortaggo saameynta Ciidanka dowladda ee halkaasi la geeyay.




From the comments