Dowlad Goboleedka Puntland ayaa beenisay war dhowaan saxaafad qabsaday, kaas oo uu sheegay masuul ka tirsan golaha wasiirrada maamulkaasi.
War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa lagu sheegey in hadalkii uu wasiir ku xigeenka warfaafinta maamulkaasi dhowaan u sheegay wargeyska Telegraph uu ahaa mid aragtidiisa ku kooban ee ka turjumayn mowqifka maamulkaas.
War saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in Puntland ay ixtiraamayso xuquuqda Falastiiniyiintu ay u leeyihiin inay si nabad iyo barwaaqo ah ugu noolaadaan dhullkooda.




From the comments