Wararka naga soo gaaraya degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hoobiyayaal lagu garaacay qeybo kamid ah degmadaas, taasoo sababtay khasaare gaaray dad rayid ah.
Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in dhowr madfac oo hoobiye ah ay ku dhaceen xaafado ka tirsan Boondheere, iyadoo wararka hordhaca ah ay tilmaamayaan in ugu yaraan laba qof ay ku dhaawacmeen weerarka.
Dadka ku dhaawacmay hoobiyeyaasha ayaa marayay wadada.




From the comments