Somaliland ayaa kudhawaaqday in ay laashay wada hadalkii kala dhaxeeyey Dowladda Federaalka eeSoomaaliya, waxayna cambaareysay safarkii RW Xamse ee magaalada Laascaanood, oo ay kusifeysay xadgudub.
Somaliland ayaa ku eedeysay in ay DF Soomaaliya dooratay jidka xabadda & dagaalka, ayna ka gudubtay xeyndaabkii sharciga & nabadda.
Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan diyaar u aheyn in la sii waddo wadahalada laba dhinac.




From the comments