Muqdisho – Waxaa goordhoweyd la xaqiijiyay in uu soo dumay dabaq 9 biyaano ah oo ku yaalla agagaarka Biyamaalooy ee magaalada Muqdisho.
Dhacdadan ayaa argagax iyo murugo ku reebtay dadka deegaanka, iyadoo ay jiraan dhaawacyo badan iyo khasaare nafeed.
Ilaa iyo hadda, wararka hordhaca ah waxay sheegayaan in in ka badan 10 qofood ay dhaawacmeen, kuwaas oo intooda badan lafaha ka jabay, halka hal qof oo dhimasho ah si rasmi ah loo xaqiijiyay.




From the comments