Muqdisho – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay ku dhacday Saaka agagaarka teendhada Afisyooni ee xarunta xeendaabta Xalane.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in diyaaradda ay si lama filaan ah u soo dhacday, iyadoo ay muuqato in ay jirto khasaare nafeed.
Dab xooggan ayaa ka kacay diyaaradda taasoo sababtay in ay gubato guud ahaan.




From the comments