Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil, oo xilligan qeyb ka ah shirka siyaasadeed ee ka socda magaalada Laascaanood.
Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 56-aad oo uu shir-guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay garab fadhiday Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa looga dooday una codeeyay arrinta ka xubnaanta Golaha laga saaray Xildhibaanka.
Xildhibaanada Golaha Wakiillada waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen aqbalaadda luminta xubinnimada Golaha ee Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil, waxaana sidaan u codeeyay:




From the comments