Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sudan ayaa guuleysatay dib usoo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xanibnaa gudaha dalkaasi.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 3-da August 2025, safaaraddu waxay si rasmi ah dalka ugu soo celisay 18 muwaadin Soomaaliyeed oo muddo dheer ku xayirnaa xaaladaha cakiran ee Sudan.
Waxaa muwaadiniintan si ammaan ah loogu kala celiyey magaalooyinka kala ah:




From the comments