Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in doorashadii Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay ragaadisay nidaamka maamul-goboleedyada, taas oo keentay in muddo-xileedyadii qaar ka mid ah maamullada ay dhaafaan xilliga sharciga ah.
Waxa uu xusay in maamul-goboleedka Hirshabeelle kaliya uu yahay mid muddo-xileedkiisu uusan dhammaan, halka Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay weli ku jiraan gacanta DFS, taas oo sida uu sheegay u adeegsaneysa cudur-daar si ay sharci la’aan ugu sii joogto marka muddo-xileedkeeda ay dhammaato.
Wuxuu sheegay in maamulada Sharci darada ku jooggaa sababta ka dambeysaa ay tahay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay rabto waqti dheeri.




From the comments