Goobjoog

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya?

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa magaalada uu ka socdo Madasha Ammaanka Afrika ee Tana kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Gedion Timothewos.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta wada shaqeynta dhinacyada amniga iyo iskaashiga gobolka.

Waxay sidoo kale ka wada hadleen sidii loo sii wadi lahaa hawlgalka AUSSOM ee taageerada iyo xasillinta Soomaaliya, iyadoo labada dhinac ay xaqiijiyeen muhiimadda iskaashi mideysan oo lagula dagaallamo argagixisada.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments