Ku-simaha Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.
Ugu horeyn waxaa warbixino laga dhageystay Wasaaraddaha Amniga, Beeraha, Shaqadda iyo Gargaarka.
Dood dheer kaddib Golaha Wasiirrada ayaa meelmariyey:-




From the comments