Goobjoog

WAR DEG-DEG AH: Mucaaradka oo Qaadacay Doorashada Muqdisho​

Xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee Caasimadda Muqdisho ayaa galay weji cusub oo xasaasi ah xilli loo diyaar-garoobayo doorashooyinka Golaha Deegaanka oo berri ka dhaceysa Muqdisho.

​
​Mucaaradka iyo xubnaha ku midoobay Madasha Samatabixinta ayaa si rasmi ah u shaaciyay inaysan aqbali doonin natiijada doorashada berri ka dhaceysa magaalada Muqdisho. Mucaaradka ayaa walaac ka muujiyay hufnaanta nidaamka, iyagoo sheegay inay qaadacayaan natiijo kasta oo ka soo baxda sanduuqyada.
​
​Hadalkooda ayaa yimid Xilli Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka ku dhaqan Muqdisho ugu baaqay inay si mug leh uga qayb-qaataan doorashada.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments