Xisbiga Towfiiq ayaa qaadacay natiijada doorashada Galmudug ee maanta uu ku dhawaaqay Guddiga Doorashada, taas oo lagu sheegay sida ururrada siyaasadeed ay ugu kala heleen kuraasta.
Xisbiga ayaa sheegay in uusan ku qanacsanayn natiijada la shaaciyey, isagoo su’aal geliyey habka loo maareeyey doorashada iyo qaybinta kuraasta.
Towfiiq ayaa sidoo kale dalbaday in arrinta dib loo eego, si loo xaqiijiyo hufnaanta iyo saxnaanta natiijada.




From the comments