Goobjoog

Golaha Wasiirrada oo Magacaabay Afar Mas’uul

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay afar mas’uul oo loo kala magacaabay xilal ka tirsan hay’adaha dowladda, sidoo kalena ansixiyay shan heshiis iyo siyaasad qaran oo la xiriira…

Golaha Wasiirrada oo Magacaabay Afar Mas’uul

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay afar mas’uul oo loo kala magacaabay xilal ka tirsan hay’adaha dowladda, sidoo kalena ansixiyay shan heshiis iyo siyaasad qaran oo la xiriira dhinacyada waxbarashada, ilaalinta carruurta, hijrada, xuquuqul insaanka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga.

Afarta mas’uul ee uu Golaha Wasiirradu magacaabay ayaa kala ah:

Faysal Maxamed Xaaahi, oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka.

Khadar Maxamuud Xareed, oo loo magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

Cabdirisaaq Xirsi Xuseen, oo loo magacaabay Maareeyaha Hay’adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka Qaranka.

Faarax Maxamed Sharaawe, oo loo magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka Qaranka.
Dhanka kale, Golaha Wasiirrada

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments