Aragti
FAN: MURAAYAD AY BULSHADU ISKA DAAWATO
Hor iyo horraan, sida diiwaanka ku taal, waxa ugu mudan ee suugaanta Soomaalida lagu ammaani karo waa maansada. Ka gadaale, waa fanmasraxeedka! Suugaantu oo ah tab aadanuhu u adeegsado in…
By Bilaal Q. Fiqi (Aar) • Maajo 12, 2026



