Waa Kuwee Shaqooyinka Halista ugu Jira in Garaadgacmeedku Beddelo?
Markii ChatGPT si rasmi ah dunida loogu soo bandhigay dabayaaqadii 2022, dad badan waxay u arkayeen aalad cusub oo lagu diyaariyo farriimaha iimaylka, lagu xalliyo layliyada waxbarashada ama jawaabo loogu…









