MILCISI: TAARIIKHDA MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA ADDUUNKA
Sannad kasta 8da bisha Maarso waxaa adduunka looga dabbaaldegaa maalin caalami ah ee lagu weynaynayo ama lagu xusayo haweenka ku nool adduunweynaha. Inta aan maalintan loo astayn, ka hor ma…






