Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Muxuu Dastuurka Soomaaliya ka qabaa in dowlad goboleedyadu ay lacago u gaar ah yeeshaan ? Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhowaan shaacisay in sanadka soo socda lacag u gaar ah ay samaysan doonto, ka dib markii la waayay lacag qaran oo hannaanka federaalka ee dalku qaatay la jaanqaadi karta sida uu sheegay madaxweynaha maamulkaasi.
1 daqiiqo Madaxweyne XasanSheekh”Hooyada Soomaaliyeed waa in ay share ku yeelataa Muqdishada cusub” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo shiinaha kala hadlay fursadaha maalgashi ee ka bannaan dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika Mudane Xue Bing oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkeenna.
1 daqiiqo WasiirkaMaaliyadda “Wax deyn ma qaadan DFS Mudada sanadka aheyd ee kasoo wareegtay Barnaamijka deyn cafinta” Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka hadlay guusha dowladda Soomaaliya ee ku saabsan deyn cafinta, isagoo xusay in sanad ka hor ay Soomaaliya ka gudubtay caqabadihii dhaqaale ee waaweynaa.
3 daqiiqo Salaam Somali Bank oo ku Guulaysatay Bangiga ugu Fiican Soomaaliya ee xaga Tayada Adeegga iyo Hawlgallada 2024 Waxaa shaki ku jirin dadaalka Bunuugta Islaamiga iyo doorka ay ka qaataan adeega bulshooyinka kala duwan ee Islaamka. Qiimaynta Maaliyadda Islaamku maanta waxy u dhigantaa $3.9 trillion oo ku baahsan in ka badan 80 wadan iyadoo inteeda badan ay ku urursan tahay suuqyo kala duwan laakin ay baaxadooda yartahay.
1 daqiiqo Dowladda Japan oo ku 100 milyan oo dollar Soomaaliya ka cafinaysa Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Japan ee Dalka Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi ayaa maanta si wadajir ah u saxiixay heshiis Dowladda Japan ay ku cafinayso lacag dhan 14-Bilyan oo lacagta Japan ah, doolar ahaan u dhiganta in ka badan Boqol Milyan oo Doolar.
2 daqiiqo Dowladda Mareykanka oo Maanta si rasmi ah Buugeeda uga Tirtirtay deyntii ay ku laheyd Soomaaliya Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan Hal Bilyan oo Dollar,sheshiiskaas oo ay saxiixeen Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mr. Richard H. Riley iyo Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige.
1 daqiiqo Labada gole ee BJFS oo ansixiyay miisaanadda dowladda ee sanadka 2025-ka Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u ansixiyay qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025 oo dhowaan ay golaha wasiiraddu meel-mariyeen.
4 daqiiqo Hay’adda lacagta adduunka oo soo saartay warbixin ku saabsan hormarka maaliyadda Soomaaliya Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad kadib shirar ay yeesheen IMF iyo Dowladda Soomaaliya oo ka kala dhacay Turkiga iyo Mareykanka.