Muqdisho, 6 Oktoobar 2026 – Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa hoos u dhigtay saadaasha kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ee sannadka 2026, iyadoo hadd...
Dhaqaalaha iyo Bankiyada
Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la qaatay Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaa...
More Stories
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in carqaladaha ka jira marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz ay saameyn weyn ku yeesheen dhaqaalaha dalka, iyadoo dak...
Soomaaliya ayaa wajahaysa cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya, kaddib markii khalkhalka ka jira Marinka Hormuz uu saameyn ku yeeshay isu-socodka ganacs...
Muqdisho, 22 Sebtembar 2026 – Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha...
Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso in la ballaariyo iskaashiga dhaqaale iyo maalgashi ee kala dhexeeya Shiinaha, iyadoo labada dal ay doonayaan i...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dakhliga gudaha uu laba jibaarmay afartii sano ee u dambeysay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbi...
Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah ee IFC ayaa Soomaaliya ka bilowday maalgelinteedii ugu horreysay, iyadoo $2.8 milyan oo maalgelin waafaqsan mabaadi’...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Britain ee Soomaaliya, Charles King, iyagoo ka wada-hadlay arrimo l...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Af...


