Golaha Wasiirrada Maamul Goboleedyada
Puntland oo war Ka soo saartay Xaaladda Amniga iyo Khilaafka Siyaasadeed ee Federaalka
Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta shir uu guddoominayay Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isla markaana uu ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoo...


