๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐ซ๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฌ๐ซ๐๐โ๐ข๐ข๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ญ๐๐ซ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israaโiil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada Doha. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Akhriso:Ajandaha Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Maamulka Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xalay shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.