U bood dhigaalka
46 war

Baarlamaanka 11aad

Waxaa la asaasay 1956, waxaa na dib loo gu meelmariyey Dastuurka cusub sannadkii 2012. Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa labo-aqalle ka Kooban Golaha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.