U bood dhigaalka
6 war

Aqalka Sare

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, ee markii u horreysay la caleemasaaray sannadkii 2017, waxa uu metelaa Dawlad-goboleedyada Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya.