Soomaaliya oo Ku Biirtay Suuqa Caalamiga ah Ee Bulshada Bariga Afrika (EAC) Soomaaliya ayaa si rasmiga ah ugu biirtay suuqa bulshada bariga Afrika ee loo yaqaanno EAC kadib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) 2 daqiiqo
2 daqiiqo Puntland: Mucaaradka oo Weli Diiddan Doorashada Qof iyo Codka ah ee Madaxweyne Deni Ku Dhawaaqay Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa u muuqda kuwa burburay kadib markii ay sabtidii ku celiyeen in ay diidan yihiin qof iyo cod.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan taageerada iyo dib-u-habeynta Maaliyadda. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo Dowladda Soomaaliya iyo IMF
1 daqiiqo Golaha Ammaanka oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobay Ee UNSOM Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM). Golaha ayaa muddo 12 bilood.
1 daqiiqo Midowga Yurub oo Ku Dhawaaqay Taageero Lacageed oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Soomaaliya 2024 Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay deeq lacageed oo gaaraysa €89.5 Million oo Euro ah, lacagtaan €20 milyan oo kamid ayaa waxaa loogu talo galay in lagu kabo miisaamiyadda Dawladda Soomaaliya ee 2024
1 daqiiqo Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Misaaniyadda 2024 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Danjiraha Malaysiya U Qaabilsan Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Malaysiya u qaabilsan Bariga Afrika Mudane Ruzaimi Mohamad.
2 daqiiqo Isimada Puntland oo Shir Uga Furmay Garowe Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa maalintii labaad ka socda shirka isimada iyo dhaqanka, waxaana shirkaan looga hadlayaa sidii loo xalin lahaa arrimaha khilaafka ee ka taagan ismariwaaga doorashadda.
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macali Fiqi iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadii xukuumadda Soomaaliya iyo SSC-Khaatumo.
1 daqiiqo Mullaxan Xasan Sabriye Afrax oo Muqdisho Ku Geeriyooday iyo Dowladda oo Ka Tacsiyeysay Allah unaxariisyee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday muxamiisytayaashii ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.