Degmada Baxdo oo Laga Xarig-jaray Garoon Diyaaradeed iyo Mas’uuliyiin Ka Qeygashay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Cadaaladda XFS oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Ee Ciraaq Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha cadaaladda ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmay magaalada Baqdaad.
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Ridday Nin Hooyadii Ku Dilay Kismaayo Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 11-kii bishii 6-aad Magaaladaas ku dilay hooyadiis lagu magacaabi jiray Xaliimo Maxamed Cumar.
1 daqiiqo Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgallo Ka Bilaabay Bariga Galgaduud Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo xoogan ka billaabay degaanka Burujeed oo hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib weerarkii qaraxyada ku billaawday oo shalay.
1 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda oo Dalka Morocco Kaga Qeybgalay Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
1 daqiiqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xarig Jaray Waddooyin Laga Hirgeliyay Caasimadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore .
2 daqiiqo Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya oo Kulamo Mirodhal Noqday Ku Qaatay Dalka Marocco Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado caalami ah.
3 daqiiqo 8 Janaayo 2024 Xaalka Siyaasadeed ee Maamulka Puntland Sidee u Ekaan? Madaxweynaha maamulka Puntland ee muddo xileedkiisa Dastuuriga ah uu ku egyahay 08 Jan 2024 ayaa hadal jeedin ka sameeyay xaalka Puntland.xilli ay taagan tahay ismarin waa siyaasadeed oo ka dhashay arrimaha doorashada.
1 daqiiqo Qaar Kamid Sawirrada Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Xusaya 14-Ka October Waa qaar kamid ah dhallinta caasimadda, kuwaas oo 6 sano kadib isugu soo baxay isgoyska Soobe si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan xusuusta wixii halkaas ka dhacay 14-kii October.
3 daqiiqo Maanta waa 14-ka October 2023, Xusuus Ku Nool Quluubta Soomaalida oo Tirmi Doonin Waa sanad guuradii -7aad ee qaraxii Zoobe, kadib markii maanta oo kale 14-ka October 2017kii uu qarax ahaa kii ugu weynaa ee Soomaaliya iyo Afrikaba ka dhacay isgoyskaasi oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.