Ciidan Gorgor iyo Kuwa Deegaanka ah oo Dib Ugu Laabtay Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo amababaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Hoggaamiyaha KMG SSC oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Xarunta Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo Aqalka Dowladda Hoose ee kulan Soo dhaweyn ah u sameeyay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee SSC Khaatumo.
1 daqiiqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shir Guddoomiyay Kulan Golaha Wasiirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada.
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Mashruuc Indho Fiiqis ah Ka Daahfuray Degmada Yaaqshiid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay mashruuc indha fiiqis ah oo ay ka faaiideysanayaan 100 ruux.
1 daqiiqo Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgallo aniga xaqiijin ah waxaa ay ka wadaan deegaanka Ciid Ciidka oo hoostaga magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe.
4 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed, oo Maanta ay Ku Beegan Tahay Maalintiisa Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 80 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed,
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
2 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Rag Dil Hore u Geystay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday laba eedeysane, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dil u geysteen marxuum lagu magacaabi jiray Marxuum Yusuf Cabdi oo ganacsade ahaa.
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Jubbalanad oo Lagu Soo Bandhigay Rag Ku Eedeysan Hanti-Dowlo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo.
2 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug iyo Mas’uuliyiin Difaaca oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka ee koonfurta gobolka Mudug.