2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Dalka, War Kulan Caawa Dhuusamareeb Ku Dhexmaray Musharraxa Xisbiga JSP Liibaan Axmed Xasan iyo Haweenka Caasimadda Galmudug DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Musharraxa u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug , Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kulan ballaaran kula yeeshay qaybaha kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, Dalka, War Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Taliska Kumaandooska Gorgor MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa looga hadlay Kulanka Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka ? Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo maalmahan dhaqdhaaqyo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ka howlgala dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo muhiim ah oo Webi Caasimadda ku dhex yaal isku badashay Inta lagu jiro xilli roobaadyada waxaa biyo dageenno maristoodu ay adag tahay isku badeli qaar kamida waddooyinka ku yaalla faras magaalaha caasimadda dalka ee muqdisho, waxaana ka dhasha caqabado ka dhan isku socadka dad iyo gaadiidka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya Falcelin xoog leh oo ka dhalatay xildhibaanno ka soo jeeday deegaanada koonfur galbeed ayaa qabsatay baraha bulshada iyo fagaareyaasha dadka Soomaaliyeed ku kulmaan, waxayna dadweynaha intooda badani falkaas ku tilmaameen gef ka dhan qaranimada dalka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Federaalka Soomaalidu ma si kalay u fahamtay? Soomaaliya waxay qaadatay hannaanka Federaalka muddo haatan laga joogo 20 sano ka hor, waana mid kamida natiijooyinkii ka dhashay dagaalladii sokeeye ee sanadaha badan socday iyo maamullo deegaanada qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya oo qaaday tillaabo kale oo xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya Xilli saacado ka hor dowladda Itoobiya oo ka falcelinaysa imaanshaha ciidamada masar ee gudaha Soomaaliya ay ku hanjabtay inay qaadayso tillaabooyin ay ku muujinayso saamaynteeda gobolka ayay maanta samaysay fal xadgudub ku ah midnimada iyo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya ma waxay marmarsiyo u raadinaysaa xadgudub kale oo ka dhan madax-bannaanida Soomaaliya ? Waxaa todobaadkan magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarado militari oo Masar ay leedahay, kuwaas oo la sheegay inay hub iyo ciidan wadeen, islamarkaana ay hordhac u yihiin kumanaan askari oo dalkaasi uu doonayo inuu Soomaaliya u soo daabulo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay Dekadaha ganacsi ahaan u adeegsato Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay kulan dadweyne, islamarkaana ka jawaabayay su’aalo madashaas lagu weydiiyay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in Itoobiya ay wax kala soo degto oo adeegsado dekadaha
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda XFS Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay waxa sababay inay fashilmaan wada-hadalladii Ankara. Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay inay natiijo la’aan ku soo dhammaadaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee magaalada Ankara, gaar ahaan wajigii labaad.