7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Sannad kasta, marka la gaaro 10ka Oktoobar, caalamka waxaa si wadajir ah loo xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka. Munaasabaddan caalamiga ahi waxay bulshooyinka adduunka u tahay fursad ay…
12 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Sooyaal: Taariikhnololeedka Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle) Maanta oo kale, 10kii Oktoobar 2010kii, waxaa dunida ka tegay, Alle ha u naxariistee, abwaan Abshir Nuur Faarax, oo ku magacdheeraa Abshir-Bacadle, oo ahaa suugaanyahan, samafale iyo xaqudirir. Qormadan kooban…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Sooyaal: Dr. Maxamed Daahir Afrax Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin lahaayeen bulshadooda, una diiwaangelin lahaayeen hiddaha iyo dhaqanka ay ummaddu leedahay. Dadka…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Sooyaal: Dr. Cali Khaliif Galaydh 8dii Oktoobar 2020, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ahaa aqoonyahan, dawladyaqaan iyo siyaasi Soomaaliyeed oo sooc ah. Sidoo kale, wuxuu ahaa…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Rijaal Abdi Mohamed Sooyaal: Faadumo Qaasin Hilowle (Faynuustii Fanka) Maanta oo kale, 6dii Oktoobar 2011kii, waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyootay Faadumo Qaasin Hilowle, oo ka mid ahayd haldoorkii fanka Soomaaliyeed sida gaarka ah raad aan sahal…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Maalinta Macallimiinta Adduunka Maanta oo kale, dunida waxaa si mug iyo miisaan leh looga maamuusaa Maalinta Macallimiinta Adduunka, oo ku astaysan 5ta Oktoobar. UNESCO, oo ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska…
13 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Bilaal Q. Fiqi (Aar) Sooyaal: Danjire Maxamed Cusmaan Cumar (1937—04 Oktoobar 2014) Danjire Maxamed Cusmaan Cumar wuxuu ku dhashay Xamar, 1937dii. Wuxuu ka mid ahaa Soomaalidii ku soo hanaqaadday waayihii gumaysiga, kuna ababay xilligii uu dalku ku jiray marxaladdii kalaguurka ee gobannimadoonka…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Xusuusta Qaraxii Hargaha iyo Saamaha Shan iyo toban sano ayaa ka soo wareegtay qaraxii bahalnimada ahaa ee 4tii Oktoobar 2011 lala beegsaday xaruntii hore ee Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo raad…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali Waa Kuwee Shaqooyinka Halista ugu Jira in Garaadgacmeedku Beddelo? Markii ChatGPT si rasmi ah dunida loogu soo bandhigay dabayaaqadii 2022, dad badan waxay u arkayeen aalad cusub oo lagu diyaariyo farriimaha iimaylka, lagu xalliyo layliyada waxbarashada ama jawaabo loogu…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Ciise Cabdi Sooyaal: Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) 14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…