4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah MAXAY DOORASHADA 08 FEBRAAYO KA BEDDELI KARTAA LOOLLANKA JABBAAN IYO SHIINAHA WQ: Abshir Tifow Cilmibaare siyaasadeed Dhawr bilood oo ay xafiiska joogto Ra’iisulwasaaraha Jabbaan, Takaichi Sanae, ayaa ku dhawaaqday in ay qabanayso doorashada Aqalka Hoose ee Baarlammaanka Jabbaan, 8da Febraayo—iyada oo…
8 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir MAXAA XAL WAARA LOOGU HELI LA’YAHAY AANOOYINKA QABIIL EE SOOMAALIYA KA TAAGAN? Hordhac Sannadkii tagay ee 2025 iyo sannadihii ka horreeyay meelo badan oo Soomaaliya ka tirsan, waxaa ka taagnaa aanooyin qabiil kuwaas oo qasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay. Sida uu…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir KAALINTA HAWEENKU KU LAHAAYEEN NOLOSHII HORE EE SOOMAALIDA Hordhac Maqaalkan, waxaan kaga warrami doonaa marxalidihii kala geddisnaa ee nolosha Soomaalida soo mara halka ay haweenku kaga jireen iyo si-araggii haweenka loo arki jiray. Waxaan mid mid isku dultaagayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir Sida Gargaarka Shisheeye U Daciifiyo Hay’adaha Dawladda Hawlaha gargaarka ee ay wadaan hay’adaha Galbeedka, waxa uu Afrika ka hirgalay lixdamaadkii oo ku suntan, sannad ay dalal badan oo Afrikaan ah gumaystihii Yurub ka qaateen madaxbannaanidooda. Muuq ahaan…
10 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir Fahanixbinta Caqiiddada Monroe Hordhac Maqaalkan wuxuu si kooban isu dultaagayaa waxay tahay caqiiddada “Monroe” iyo sababta loo sameeyay. Dhanka kale, wuxuu tilmaamayaa cidda samaysay iyo Maraykanku waxa uu uga golleeyahay caqiiddadan ay sannado…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdiraxmaan X. Daahir Alshabaab waa Calaamad Keliya oo ka Tarjumaysa Musiibada Soomaaliya: Wixii Sababay Weli Way Jiraan WQ: Cabdi Ismaaciil Samatar WT: Abdirahman H. Dahir Muddo ka badan 14 sano, kooxda hubaysan ee Alshabaab waxay cabsi iyo falal argaggixisanimo ku haysaa gobollada koonfureed ee Soomaaliya. Himiladoodu waa…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah Kalaguurka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta: Saamayntiisa Dawladaha Deriska ah WQ: Bashiir Maxamed CaliFalanqeeye siyaasadeed Hordhac Muddo dheer, Itoobiya iyo Kenya waxay ka mid ahaayeen dalalka sida tooska ah u saameeya jihada amni iyo siyaasadeed ee Soomaaliya. Saamayntaas waxa sal…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED By Bilaal Q. Fiqi (Aar) KADDARE MUXUU KU TILMAANNAA? WQ: Bilaal Qaasin Fiqi (Aar) “Taariikhdu dadkay bartaa Dunida waayaheeda.”—Hees Hore Sooyaalku waxa uu marag iyo markhaati u yahay tagtadii toolmoonayd, waayihii la soo maray, dharaarihii wacnaa iyo hayaankii lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah MADAXWEYNE DHIIRRO! WQ: Bashiir Maxamed CaliFalanqeeye siyaasadeed Waxaa jirtay oraah markii danbe halhays noqotay oo ay tiri Margret Thatcher, Ra’iisalwasaarihii Hore ee dalka Ingiriiska, taas oo ahayd: “Haddii aad doonto dib u…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Warbixin: Weerarkii Minneapolis iyo Xaaladda Xildhibaan Ilhaan Cumar Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa qabatay kulan dadweyne oo ah nooca loo yaqaanno Town Hall, kaas oo loogu talagalay in dadka deegaanka loogula hadlo arrimaha hortebinta u leh degmada ay matasho ee Minneapolis.