5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Rijaal Abdi Mohamed Sooyaal: Faadumo Qaasin Hilowle (Faynuustii Fanka) Maanta oo kale, 6dii Oktoobar 2011kii, waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyootay Faadumo Qaasin Hilowle, oo ka mid ahayd haldoorkii fanka Soomaaliyeed sida gaarka ah raad aan sahal…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Maalinta Macallimiinta Adduunka Maanta oo kale, dunida waxaa si mug iyo miisaan leh looga maamuusaa Maalinta Macallimiinta Adduunka, oo ku astaysan 5ta Oktoobar. UNESCO, oo ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska…
13 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Bilaal Q. Fiqi (Aar) Sooyaal: Danjire Maxamed Cusmaan Cumar (1937—04 Oktoobar 2014) Danjire Maxamed Cusmaan Cumar wuxuu ku dhashay Xamar, 1937dii. Wuxuu ka mid ahaa Soomaalidii ku soo hanaqaadday waayihii gumaysiga, kuna ababay xilligii uu dalku ku jiray marxaladdii kalaguurka ee gobannimadoonka…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Xusuusta Qaraxii Hargaha iyo Saamaha Shan iyo toban sano ayaa ka soo wareegtay qaraxii bahalnimada ahaa ee 4tii Oktoobar 2011 lala beegsaday xaruntii hore ee Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo raad…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali Waa Kuwee Shaqooyinka Halista ugu Jira in Garaadgacmeedku Beddelo? Markii ChatGPT si rasmi ah dunida loogu soo bandhigay dabayaaqadii 2022, dad badan waxay u arkayeen aalad cusub oo lagu diyaariyo farriimaha iimaylka, lagu xalliyo layliyada waxbarashada ama jawaabo loogu…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Ciise Cabdi Sooyaal: Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) 14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Maryama A. Isaaq Waa Kuma Dr. Maxamed Aadan Sheekh? Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar 20–28ka Sibteenbar: Toddobaadkii Madoobaa ee Saxaafadda Soomaaliyeed Marka dib loo eego dhacdooyinkii isdabajoogga ahaa ee dhacay intii u dhexaysay 20kii illaa 28kii Sibteenbar 2012kii, waxaa cad in xeeladda kooxda argaggixisada ah ee al-Shabaab (AS) ay dhaafsiisnayd dilka…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, War By Maryama A. Isaaq Suugaanta Gurracan ee Dumarka loo Adeegsado Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah aaladaha lagu gudbiyo taariikhda ummadda Soomaaliyeed, habdhaqankeeda, habfikirkeeda bulsheed, sida ay u wada nooshahay iyo guud ahaan anshaxeeda. Suugaantu, sideedaba, waa weel lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Dhibaatada uu Barakacu Leeyahay Barakacu wuxuu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu waaweyn ee ay bulshada Soomaaliyeed la daalaadhacayso, nolosha dadkana saamayn weyn ku yeeshay. Qayb badan oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ahi waa dad…