9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Maryama A. Isaaq Waa Kuma Dr. Maxamed Aadan Sheekh? Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar 20–28ka Sibteenbar: Toddobaadkii Madoobaa ee Saxaafadda Soomaaliyeed Marka dib loo eego dhacdooyinkii isdabajoogga ahaa ee dhacay intii u dhexaysay 20kii illaa 28kii Sibteenbar 2012kii, waxaa cad in xeeladda kooxda argaggixisada ah ee al-Shabaab (AS) ay dhaafsiisnayd dilka…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, War By Maryama A. Isaaq Suugaanta Gurracan ee Dumarka loo Adeegsado Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah aaladaha lagu gudbiyo taariikhda ummadda Soomaaliyeed, habdhaqankeeda, habfikirkeeda bulsheed, sida ay u wada nooshahay iyo guud ahaan anshaxeeda. Suugaantu, sideedaba, waa weel lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Dhibaatada uu Barakacu Leeyahay Barakacu wuxuu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu waaweyn ee ay bulshada Soomaaliyeed la daalaadhacayso, nolosha dadkana saamayn weyn ku yeeshay. Qayb badan oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ahi waa dad…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka: Halis aan la Dhaaddayn 26ka Sebtembar waxay dunidu isxusuusisaa in khatarta hubka nugliyeerku aysan ku koobnayn goobta uu qaraxu ka dhaco. Waxay gaari kartaa dadka, beeraha iyo nolosha dalal aan dagaalka qayb ka ahayn.…
14 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye Ugu Qummanaanta Quraanka In ka badan 100 sanno caalamku wuxuu ku hoos jiray fikirka carra-edegaynta (globalization). Carra-edegayntana xaqiiqadeeda waaqiciga ah iyo hirgelinteeda dhaqan waa in aslinimada ummadaha kale la badhxo, kaddibna la hoosgeeyo…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Maanta oo kale, labaatan iyo kowda Sibteenbar, sannad kasta waxaa adduunweynaha laga xusaa maalinta caalamiga ah ee nabadda. waa xilli ay dunidu dib umilicsato qiimaha ay leedahay in la helo…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka Sannad walba, maanta oo kale, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka waxbarashada ee UNESCO ayaa sannadkii 1966dii u astaysay in 8da…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Kala Koriinshiyaha ka Jira Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waa caasimadda kowaad ee Soomaaliya, waxaana ku nool dadyow aad u tiro badan, oo qiyaastii 5 milyan ku dhow, haddaysan ka badnayn. Dadkaasi dhinacyo badan ayay ku kala…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka Maanta oo kale, 12ka Agoosto, sannad kasta waxa adduunweynaha looga dabbaaldegaa xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka. Sannadkii 1999kii Qaramada Midoobay ayaa u astaysay Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada,…