6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Maxaan ka Baran Karnaa Dhacdadii Garsoore Cartan? Ururka Kubbadda Cagta Adduunka ee Fédération Internationale de Football Association (FIFA) ayaa xalay si rasmi ah liiska garsoorayaasha Koobka Adduunka uga saaray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdiqaadir Cartan.…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Arrimaha Amniga By Aw Dacar Fasuul Cabdalla: 15 Sannadguuradii ka soo Wareegatay Dilka Wakiilkii Al-Qaacidda ee Bariga Afrika Maanta oo kale, 08 Juun, waxay ku beegan tahay, 15 sano ka hor, markii duleedka magaalada Muqdisho lagu dilay argaggaxiye Fasuul Cabdalla Maxamed, oo ahaa wakiilkii iyo maskaxdii istiraatiijiyadeed ee…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali Maalinta Badaha Adduunka: Ilaalinta Badaha & Dibudhiska Awoodda Ciidanka Badeed ee Soomaaliya 8da Juun sannad kasta dunidu waxay u dabbaaldegtaa Maalinta Badaha Adduunka (World Ocean Day), oo ah maalin caalami ah oo lagu xusuusto qiimaha weyn ee baduhu u leeyihiin nolosha aadanaha…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali Maalinta Degaanka Adduunka: Muhiimaddeedda, Saamaynteeda & Kaalinta Bulshada ee Ilaalinta Degaanka Maalinta Degaanka Adduunka waa munaasabad caalami ah oo sannad kasta la xuso waxyna ku asteesan tahy 5ta Juun. Maalintan waxaa loogu talagalay in lagu wacyigeliyo dadka ku nool daafaha dunida…
8 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Warbixinta EUAA: Xaaladda Barakacayaasha, Barakicinta Qasabka ah, Duruufaha Xabsiyada iyo Aqoonsiga Qaranka Wakaaladda Midowga Yurub ee Magangelyada (EUAA) ayaa soosaartay warbixin cilmibaariseed ku saabsan xaaladda bani’aadantinnimo ee dalka Soomaaliya. Warqaddan rasmiga ah oo ciwaankeedu yahay “Somalia: Displacement in Mogadishu” ayaa soo baxday…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Dhaqanka & Buugta Sheekafaneedda Odayga iyo Badda: Tamarta Aadanaha iyo Tashiilka Ereyga Qisada qoritaanka sheekada iyo duruuftii ku hareeraysnayd ayaa ah mid xiiso leh. Masraxa suugaanta ee qarnigii 20aad, shakhsiyaad yar ayaa yeeshay saamayn la eg midda Erneest Heemginway (Ernest Hemingway). Si…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Waalidiinta Nolosha iyo horumarka ummadaha dunida waxa ay ku xiran tahay dawladda oo ka haqabtirta baahiyahooda oo idil, tan ummadda soomaaliyeedna waxa ay ku xiran tahay waalidiinta soomaaliyeed oo geed dheer…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud iyo Xafiiska Garyaqaanka Guud: Ereybixin Khaldantay oo Xafiis Dhan loogala Wareegay Shaqadiisii iyo Sharciyaddiisii Dhismaha Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud waxaa dhigaayo Qodobka 139aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la meelmariyay sanadkani 2026[1]. Horay waxaa dhismaha Xafiiskani u jidaynaayay Sharciga Nidaamka Garsoorka 1974-tii[2] Qodobadiisa 14aad…
8 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Doorashada Dadweyne Maxaa loogu Heshiin Waayay? Maxayse ka Beddelaysaa Nidaamka Siyaasadeed ee Dalka? Bishii Juun 23keedii 2025 ayaan isu diiwaangeliyay doorasho dadweyne. Xilligaas oo hadda laga joogo sannad, doodda siyaasadeed ee doorashada ku aaddan waxa ay ku wareegaysay qodobbo dhawr ah oo ay…
10 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah Isaseegga Saaxiibbada Siyaasadeed ee Dalka Senegal Magaalamadaxda Senegal ee Dakar waxay martigalisay maalmihii ina weedaartay gilgil siyaasadeed oo aad u weyn. Madaxweynaha Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa kala diray xukuumaddii dalkaas ee uu hoggaaminayay saaxiibkiisii ama…