9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Maalinta Caalamiga ah ee Ilaalinta Nidaamdegaaneedka Mangaroofka Sannad kasta 26ka Luulyo, dunidu waxay xustaa Maalinta Caalamiga ah ee Ilaalinta Nidaamdegaaneedka Mangaroofka. Maalintan waxaa sannadkii 2015 si rasmi ah u ansixisay hay’adda UNESCO, si kor loogu qaado wacyiga…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali DABAGAL: Waa Sidee Hirgelinta Canshuurta Macaashmacaashka (VAT) ee Muqdisho? Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii u danbeeyay xoogga saartay hirgelinta canshuurta macaashmacaashka (VAT) oo heerkeedu yahay 5%. Dawladdu waxay canshuurtan ku tilmaantay il muhiim u ah kordhinta dakhliga…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Qiimayn: Muxuu Yahay Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, Maxaase u Qabsoomay Muddadii Sannadka Ahayd ee uu Jiray? 10kii Luulyo 2025, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyay Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo ka kooban 15 xubnood. Guddoomiyaha guddiga waxaa loo magacaabay Dr. Cabdinuur Sheekh…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Arrimaha Amniga By Aw Dacar Warbixinta Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee ICG: Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa soo saartay warbixin cilmibaariseed oo faahfaahinaysa xaaladihii u danbeeyay ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab (AS). Warqaddan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali 15 Luulyo: Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day) 15ka Luulyo, sannad kasta, dunidu waxay xustaa Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day), oo ah maalin lagu qaadaadhigo kaalinta muhiimka ah ee xirfaduhu ku leeyihiin nolosha…
17 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalka (2/2) Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalku waa nuxurka waraysi uu weriye Axmed Farraaj la yeeshay caalimkii weynaa ee reer Masar Sheekh Maxamed Mutawalli ash-Shacraawi. Waraysigani wuxuu qeyb ka ahaa barmaamij caan ah…
15 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye Weydiimaha Qaddarka & Qoraalka (1/2) Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalku waa nuxurka waraysi uu weriye Axmed Farraaj la yeeshay caalimkii weynaa ee reer Masar Sheekh Maxamed Mutawalli ash-Shacraawi. Waraysigani wuxuu qayb ka ahaa barmaamij caan ah…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Maxaan ka Naqaan Maalinta Caalamiga ah ee Kahortagga Kushaqaysiga Carruuta? 12ka Juun, maanta oo kale, sannad kasta waxaa adduunweynaha looga dabbaaldegaa Maalinta Caalamiga ah ee Kahortagga Kushaqaysiga Carruurta (World Day Against Child Labour). Waxaa markii ugu horraysay hindisay hay’adda Qaramada…
4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Arrimaha Doorashada By Rijaal Abdi Mohamed Maxaa laga Yaqaannaa Aadan-Madoobe? Madaxtooyada maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxay si rasmi ah u yeelatay hoggaan cusub, ka dib doorasho xiiso badan oo ka dhacday magaalada Baydhabo, taas oo uu guul aqlabiyad leh ku…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Doorka Warbaahinta Xorta ahi ku Leedahay Bulshada Warbaahintu waxa ay udubdhexaad u tahay wadanoolaansha iyo xiriirka bulshooyinka dunida ku nool. Waxay inta badan ka shaqaysaa horumarka iyo iskuxiridda dadka. Warbaahintu waa tiirka ay bulshadu ku kala warqaaddo,…