Sooyaal: Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu ahaa Ra’iisalwasaarihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay yeelato, xorriyaddii 1960kii kaddib (1960—1964), iyo Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda (1967—1969). Waxaa ka horreeyay Cabdullaahi Ciise Maxamuud, oo…



















