U bood dhigaalka
20 war

Ganacsiga

Inkasta oo dalku soo maray marxalado adag, hadda na ganacsiga Soomaaliya ayaa horumar ka sameynaya dhinacyo badan, kaas oo ay majaraha u hayaan hal-abuurka Soomaaliyeed ee hal-adayga iyo dhashay iyo qurbajoogta dalka dib u gu soo laabanaya. Goobjoog waxa uu joogto u diyaariyaa warbixino iyo falanqayn mug leh oo uu ku gorfeeyo dhaqaalaha dalka.