4 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Dhaqanka & Buugta By Cali Ileeye Xeerarka Doqoniimada Dadka Xikmaawiyiinta dunidu waxay ka tageen dhaxal suugaaneed iyo mid qoraal oo qeexaya cudurka doqoniimada, oo ah mid dawadiisa lagu dawakhay. Waxa la yidhi, “Caruurnimada waa laga weynaadaa, fudaydka waa laga…
11 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar Qoyskii Nebi Ibraahin: Sida Halganka Qoys u Noqday Tiirka Shanaad ee Islaamka Tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dulxaj keliya ma aha maalmo cibaado, waase maalmo ina xusuusinaya qoys ku caanbaxay jirrabid iyo imtixaan, dhabar-adayg, iyo iimaan. Waana qoyska barakaysan ee Nebi…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah Sidee Dhismaha Maamulka Waqooyibari u Wiiqay Qorshihii Gooni-u-goosadka Soomaalilaan? WQ: Bahda Tifaftirka Dhismaha Dawladgoboleedka Soomaaliyeed ee Waqooyibari, oo hore loogu yiqiin SSC-Khaatumo, wuxuu noqday mid ka mid ah isbeddelladii siyaasadeed ee ugu waaweynaa ee ka dhacay waqooyiga Soomaaliya tan…
10 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, Arrimaha Amniga By Aw Dacar Dilka Argaggaxiye Al-Minuki: Tiirdhexaadkii Argaggaxisada Daacish ee Afrika oo la Siibay Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa dunida uga yaabsaday kudhawaaqista hawlgal aad loo qorsheeyay oo guul ku soo dhammaaday, kaas oo ciidamada gaarka ah ee Maraykanka iyo kuwa Nigeria ay si…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Maxaa Xiga 15ka May? Mucaaradka ayaa ku doodaya in 15ka May 2026 uu ku egyahay muddaxileedka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyaga oo u daliishanaya Dastuurkii Kumeelgaarka ahaa ee la 2012kii, halka dawladdana…
12 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Aw Dacar SYL: Maxaan ka Baran Karnaa Nidaamkii ay ku Shaqayn Jireen? Siddeetan iyo saddex sano ka hor, maanta oo kale, magaalada Muqdisho ma ahayn caasimadda xorta ah ee aynu maanta ku dhex soconno, waxay ahayd xarun gumaysi oo lagu tijaabiyo kalaqaybinta…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cabdinaasir Cali FALANQAYN: SOOMAALIDU HESHIIS MA GAARI KARTAA IYADA OO AYSAN BEESHA CAALAMKU DHEXDHEXAADIN? Su’aashan maanta waxay ka mid tahay kuwa ugu culus ee horyaalla siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan xilligan uu cirka isku shareeray khilaafka u dhexeeya Dawladda Federaalka ah iyo mucaaradka, isla markaasna…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Bilaal Q. Fiqi (Aar) FAN: MURAAYAD AY BULSHADU ISKA DAAWATO Hor iyo horraan, sida diiwaanka ku taal, waxa ugu mudan ee suugaanta Soomaalida lagu ammaani karo waa maansada. Ka gadaale, waa fanmasraxeedka! Suugaantu oo ah tab aadanuhu u adeegsado in…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah BANNAANBAXYADA MUQDISHO: CASHIR IYO FAALLO Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
12 daqiiqo Sheeko:Aragti, Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye XUSUUSTA KOOXDII WAABERI Xaafaddan waxa la yidhaahdaa Carwadii Hore [ex-fiyore], waa hoyga Hobolladii Qaranka ee Waaberi. Kuwani waa guryihii ay degganaayeen hablihii iyo wiilashii qaabeeyay shucuurta dadweynaha, isla markaasna noqday xiddigaha waaweyn, ee…