Sooyaal: Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)
14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…

14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…
Sannad walba, maanta oo kale, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka waxbarashada ee UNESCO ayaa sannadkii 1966dii u astaysay in 8da…
43,028 oo ku kala nool gobolka Banaadir iyo maamulgoboleedyada dalka, marka laga reebo maamullada Puntland iyo Soomaalilaan ayaa u fadhisatay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad, sanaddugsiyeedka 2025/2026. Imtixaanka ayaa si…
10kii Luulyo 2025, Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyay Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo ka kooban 15 xubnood. Guddoomiyaha guddiga waxaa loo magacaabay Dr. Cabdinuur Sheekh…
Nolosha iyo horumarka ummadaha dunida waxa ay ku xiran tahay dawladda oo ka haqabtirta baahiyahooda oo idil, tan ummadda soomaaliyeedna waxa ay ku xiran tahay waalidiinta soomaaliyeed oo geed dheer…
Mucaaradka ayaa ku doodaya in 15ka May 2026 uu ku egyahay muddaxileedka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyaga oo u daliishanaya Dastuurkii Kumeelgaarka ahaa ee la 2012kii, halka dawladdana…
Doorasho dadban iyo doorasho qof iyo cod ah labaduba waa nidaam doorasho oo mid kasta la musuqmaasuqi karo, sidoo kalana si hufan loo qaban karo. Dawladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan…
Marka ay timaaddo doorasho xor ah iyo xilwareejin nabdoon, Soomaaliya waxa ay hormuud u ahayd qaaradda Afrika, waana dalkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo si dimuqoraadiyad ah xukunka isugu…
Hay'adda sharcidejinta waa hay'adda ugu da’da weyn nidaamka dawladnimadeenna. Ma golaha ayaa qiimo lahayn, mise dad aan qiimahiisa garanayn ayaa dhex jooga? Sow ma ahan golaha madaxweynaha cod uga baahanyahay si uu…
"Waa lagu hagradayee Afyow hodan inaad tahay Waa erey hubaalee!"- Abwaan Cabdicasiis Dakharre. Shisheeyuhu waxa uu ku guuldarraystay burburinta af Soomaaliga, hasayeeshee waxa uu ku guulaystay in uu burburiyo dadkiisa.…
Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku shaqo leh shaqaalaysiinta, horumarinta xirfadaha shaqaalaha iyo kaydinta xogta shaqaalaha si uu u mutaysto ganaax ama dallacsiin. Sidaas…
Marka laga hadlayo bilicda magaalo kasta, waxaa laga eegaa sida ay u nadiifsan tahay, u cagaaran tahay, una iftiimayso. Haddiise magaaladu dhirta ka arradan tahay oo aysan helin nadiifin joogto…