Aragti
XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO: WAA SIDEE XAALADDA AFKEENNA HOOYO EE SOOMAALIGA?
“Waa lagu hagradayee Afyow hodan inaad tahay Waa erey hubaalee!”- Abwaan Cabdicasiis Dakharre. Shisheeyuhu waxa uu ku guuldarraystay burburinta af Soomaaliga, hasayeeshee waxa uu ku guulaystay in uu burburiyo dadkiisa.…
By Ciise Cabdi • Febraayo 21, 2026



